Xarunta Kaydka Sharciga (Legal Archives Centre- LAC) waxay uruurisay shuruucda ugu muhiimsan ee nidaamiya xirfadda nootaayooyinka ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid yihiin:
- Sharciga Nootaayooyinka Dadweynaha (2020) – dukumeentigan ma aha mid si rasmi ah u maray habraacyadii sharci ee ansixinta, balse waxaa hadda adeegsata Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
2. Sharciga Nootaayooyinka Lr. 1 ee 2 Maarso 1962
3. Xeer Madaxweyne Lr. 42 ee 16 May 1981
4. Sharciga Dib-u-Habaynta Xirfadda Nootaayooyinka Lr. 7 ee 2 Febraayo 1986.

No comment